Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku…
Read More » -
Wararka
Qaramada Midoobay oo beenisay in Qarax lala beegsaday kolonya ay leedahay.
Muqdisho: 12 January 2022: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa beeniyay war lagu baahiyay warbahinta dowlada oo sheegay in qaraxa…
Read More » -
Wararka
4 qof oo ayaa ku dhintay halka 6 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay waddada 21-ka October.
Muqdisho: 12 January 2022: Afhayeenka xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Ibrahim Macalimuu ayaa sheegay in Qaraxii maanta Barqadii ka dhacay Muqdisho…
Read More » -
Wararka
Ra’isal wasaaraha dalka oo sheegay in dowladda Imaraadka dib loogu celin doona lacagtii lagala wareegay April 2018 kii.
Dowladda Imaaraadka Carabtu ayaa markii ugu horeysay tan 2018 kii dalka keentay deeq caawin ah taa oo loogu tala galay…
Read More » -
Wararka
Moalimuu “ Waa Been abuur in shirka Gollaha Wadatashiga Qaran uu qarka u saranyahay fashil”.
Afhayeenka xukuumada federaalka Soomaaliya Mohamed Ibrahim Moalimuu oo war qoraal ah soo dhigay bartisa facebook ayaa beeniyay wararka sheegaayo in shirka…
Read More » -
Wararka
Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu talo gashay gurmadka abaaraha.
Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed ee Dowladdu ugu…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka…
Read More » -
Wararka
Hooyo u geeriyootay gaajo darteet gobolka Gedo.
Haweeney kamid ah barakacyaasha hooyga ka dhigtay duleedka degmada Luuq ayaa gajo iyo haraad u geeriyootay waxaana lagu aasay xabaal…
Read More » -
Wararka
Maxaa looga hadlay shirka odobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Puntland, kulanka oo…
Read More » -
Wararka
Faahfaahinta Qarax ka dhacay Muqdisho.
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo lala eegtay…
Read More »