Wararka

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay war uu horay u sheegay madaxweynaha hatan talada haayo.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ‘Kutiri Kuteen’ ku tilmaamtay warkii hore ee ahaa in ciidankii Ereteriya loo qaaday ay dagaalkii Tigreega ee waqooyiga Itoobiya galeen.

Warkan beeninta ah waxaa maanta saxaafada u sheegay afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa intaas raaciyay in dhawaan dalka ay ku soo noqon doonaan ciidamada uu tababarka ugu soo idlaaday dalkaasi Ereteriya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close