Wararka

Hooyo u geeriyootay gaajo darteet gobolka Gedo.

Haweeney kamid ah barakacyaasha hooyga ka dhigtay duleedka degmada Luuq ayaa gajo iyo haraad u geeriyootay waxaana lagu aasay xabaal ku taala isla duleedka degmada. Salaada janaasada ayaa waxaa haweeneydaan ku tugtay guddoomiyaha degmada Luuq iyo shacabka degmada oo dhacdadaan ku soo baxay.

5 caruur ah iyo aabahood oo da’ ayay ifka ugu tagtay hooyadaan oo xiliga ay geeriyoonaysay nuujinaysay mid kamida caruurteeda.

Sida aan wararka ku heleyno Shacabka degmada, culimada iyo maamulka oo iskaashanaayo ayaa hoy ka samaysayn jiingad bacweyne ah duleedka degmada ugu dhiseen caruurta iyo aabahood.May be an image of 11 people, people standing and outdoorsMay be an image of 3 people, child and people sittingMay be an image of 11 people, people standing and outdoors

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close