Wararka

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Wax Ka Bedelka Lagu Sameeyay Xisbiga Dowlada Deegaanka Soomaalid Oo KA dhacay Gobolka Afdheer

Mudaharaado looga soo horjeedo Xubnaha gudiga fulinta XDS ayaa manta Ka dhacay  xarunta gobalka Afdheer ee Hargeele.

Dadka deegaanka ayaa isukugu soobaxay Waddooyinka waweeyn ee Ku Qaylinaayay “Matalaadbaan Rabnaa ” Halka Kuwo Kalena Ereygaas ay Kusoo Hardheen Boorar Ay siteeen.

Banan Baxaan Ayaa Ku Soo Aaday Xilli Xisbiga Dowlad Deegaanka Soomaalida Uu Yeshay Madax Cusub.

Shalay  ayaa si buuxda loo ansixiyay Wax Ka bedelka Lagu Sameeyay magaca Xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida iyo xubnaha Xisbiga.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close