Ciyaaraha

Arsenal vs Burnley.

Kooxda arsenal ayaa marti galin doonta kooxda Burnley kulankoodii ugu horeeyay  ee ay ku ciyaarayaan garoonkooda xili ciyaareedka cusub  ee horyaalka premier league Gunners ayaa rajaynaysa in ay xili ciyaareedkooda ku dhisaan guushii ay ka gaadheen Newcastle siina wataan guulaha ay gaadhayaan horyaalka xili ciyaareedka cusub

Dhanka kale Burnley oo guulka gaadhay kooxda Southampton ayaa doonaysa in ay gaadho guusheedii 2-aad oo nxariir ah marka ay marti u noqon doonto Gunners.

Horyaalka premier league Arsenal ayaa badisay 9-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay Burnley kaliya kooxda man city ayaa kulamada ugu badan ka badisay Burnley kuwaas oo ka badiyay 11- kulanKooxda Burnley ayaan waligeed badin labadeeda kulan  ee ugu horeeya ee premier league tan ilaa xili ciyaareedkii 1973/1974 Arsenal ayaa doonaysa in ay laba guul oo xariir ah ku furtaan xili ciyaareedka markii ugu horaysay tan ilaa 2009/2010 markaas oo ay garaaceen kooxaha Everton & ports mouth

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close