Wararka

Garoon ku yaallo Hong Kong oo la xiray illaa Amar danbo.

Waxaa maanta la joojiyay dhamaan safaradii ka bixi lahaa ama kasoo dagi lahaa Garoonka diyaaradaha ee Hong Kong kadib markii ay dibad baxyaal gudaha u soo galeen hoolka Nasiinada Garoonka sida ay sheegeen masuuliyiinta Garoonka.

Labadii bilood ee u danbaysay ayaa waxaa isasoo taraayo banaanbaxyada ka dhacaayo Hong Kong taas oo galisay qalalaasa siyaasadeed.

Dibadbaxyadaan ayaa dalbanaayo in Hong Kong ay ka dhacdo doorasha dimuquraadiyad ah iyagoo sidoo kale codsanaayo in ay caddaalad u helaan dadkii ay Booliska Hong Kong ku laayeen intii ay socotay Dibad-baxyada.

Hong Kong oo horay uu u soo guumaystay Ingiriiska ayaa sanadkii 1997 la midowday dalka Shiinaha waxaa ayna noqdeen hal dal.

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close