Wararka

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay xarunta dad dhigista ee D.H.Xamar.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday xarunta dad dhigista ee D.H.Xamar waxaa uuna halkaasi ugu guur galaayay baahiyaha ay tabanayaan dadweynaha soo doonta adeega la xariira warqada dhalashada iyo sugnaanta iyo sidoo kale caqabadaha ay la kulmaan.

Duqa magaalada Muqdisho waxaa kormeerkiisa ku wehlinaye guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) iyagoo warbixin ka dhagaystay Agaasimaha dad dhigista ee D.H.Xamar Sharmaarke Abuukar Ganeey.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa tilmaamay in si deg deg ah wax looga qaban doono baahiyaha ay soo gudbiyeen Shacabka usoo doonto adeega xafiiska.Image may contain: 3 people, people sitting and outdoorImage may contain: 2 people, suitImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 2 people, people standing and beard

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close