Wararka

Madaxweyne Lafta-gareen oo qaabilay Wafdi ka socday dowladda Jarmalka.

Wafdi ka socda dowladda Jarmalka oo uu hoggaaminaayay safiirka Dowlada Germalka Ufadhiya Somaliya Annett Günther ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay,halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen) ayaa Xafiiskisa ku Qaabilay Wafdigaasi oo ka socday safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya,iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.

safiirka Dowlada Germalka Ufadhiya Somaliya Annett Günther  waxaa safarka ku welinaayay ku Xigeenkiisa Markus Bollmohr  iyo masuuliyiin kale waxaa ayna kulamo la leeyihiin  madaxda dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.


Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close