Ciyaaraha

Xidig katirsan Man United oo doonayo inoo katago kooxda.

Marcos ayaa dadaal ugu jira in kooxdiisa ku cadaadiyo in xagaagaan laga iibiyo kooxda reer Turki ee Fener Bahja inkastoo hishiiska wiilkaan reer Argentina ee qalcadda Old Trafford uu ka harsan yahay laba sano hadana waxa uu aad u doonayaa in xagaagaan uu baxo. wargeyska Timez ayaa sheegaya in Rojo uu haatan si toos uga codsaday maamulka United in xagaagaan laga iibiyo Fenerbahje ama in amah xitaa loogu diro.

Xidiga reer Argentina ayaa doonayo inoo ku biro koox uu ka helaayo booska joogtada ah inta uu furan yahay suuqa xagaagaan. Rojo ayaa ka careysan talaabadii uu xagaagaan ugu wareegi waayay Everton oo aad u dooneysay saxiixiisa balse suuqa xagaaga ayaa ku xermay.

Qiimaha suuqa ee rojo ayaa gaaraya aduun lacageed dhan 25milyan oo gini Imaatinka xidiga harry Maguire kaas oo kooxda ugu yimid aduun lacageed gaaraya 80milyan oo lacagta Euro ah  kooxda Leicester city waxoona dareen san yahay inoo san heli doon fursad si joogta ah ugu ciyaari karo kooxda Man united.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close