Wararka

Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo kormeer ku tagay Garoonka Stadium Muqdisho.

Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banadir Ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahad- Alle (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigilinta Maamulka G/Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakett) ayaa maanta kormeer ku tagay  Garoonka Stadium Muqdisho.

Kormeerka ay masuuliyiintaan ku tageen Garoonka Stadium Muqdisho ayaa kusoo aadaya xili ay kasocotay Dayactir aad u balaaran Oo lagu soo celinayo Bilicdii U lahaa Bariisamaadkii.

Ibraahim Cumar Mahad- Alle (Ibraahim Dheere), Siihayaha Guddoomiyaha Gobolka Banadir Ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Oo ka hadlay kormeerka ayaa sheegay in maamulka G/Banaadir ay ka go,an tahay in uu wax ka qabto ka shaqeeynta meelaha muhiimka u ah Bulshada.Image may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: sky, cloud and outdoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: one or more people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close