Wararka

Wasiirka waxbarashada oo Baydhabo ka dhagax dhigay Iskuulka farsamada gacanta koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo wasiirka Wasaradda Waxbarashada Soomaaliya Abdulaahi Goodax Barre ayaa Si Wadajir ah udhagaxdhigay Iskuulka farsamada gacanta koonfur Galbeed.

Wasiirka iyo Guddoomiyaha ayaa sidoo kale dhagax dhigay Iskuulka Hoose dhex iyo Iskuul Hoose dhex Oo laga hergalinaayo duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Koonfur Galbeed.

Guddomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna maye ayaa umahadceliyay Wasaradaha Waxbarshada xukuumada federaalka  Oo Juhddi iyo Dadaal Dheer ugu Jira sidii Ardeyda KGS ay u heli lahayeen Waxbarsho Lacaq la’aan ah iyo sidii loo bari lahaa Xirfado ay ku shaqeystaan.Image may contain: 1 person, standing, sunglasses, beard and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close