Wararka

Duqa caasimada Muqdisho oo kulan islaxisaabtan ah la yeeshay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X.

Kulnkaan ayaa lagu sheegay in u jeedadiisu aheyd islaxisaabtan iyo ladagaalanka musuq maasuqa taas oo qeyb ka ah siyaasada duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish iyadoo waxaana kulankaasi goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka gobolka.

Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu guddoomiyaha gobolka Banaadir uu mid Mid u wareystay saraakiisha ciidanka ilaalinta deegaanka ee dowlada hoose Xamar isagoo u sheegay in maamulkiisa uusan aqbali doonin musuq maasuq iyo kutagrifal.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close