Wararka

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr. Nuur Diiriye Xirsi oo kulan la qaatay safiirka dalka Mareykanka

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dalka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka  Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto.

Agaasime Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo danjire Donald Yamamoto ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeyntaa labada dhinac iyo taageerada ay Dowladda Mareykanku la garab taagantahay shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka mas’uuliyiinta ay maanta yeesheen waxaa kuwehlinaayay Madaxa Hay’adda USAID ee Soomaaliya Mudane Jeff Bakken.

Hay’adda USAID ayaa ka qayb ah ha’addaha samafalka ka fuliya gudaha dalka Soomaaliya iyagoo taakuleya dadka danyarta ee aan awoodin in ay shaqaytaan.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close