Wararka

Wasiir Godax oo magacaabay Guddiga Kumeelgaarka ah ee Tacliinta Sare ee dalka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdullahi Godax Barre ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu magacaabay guddiga Kumeelgaarka ah ee Tacliinta Sare ee dalka.

Guddiga uu wasiirka magacaabay ayaa ka kooban shan xubnood kuwaas oo isugu jiro Guddoomiye, Xoghayaha Guud iyo xubno kamid ah guddiga.

Wasiir Godax ayaa sheegay in markii uu arkay qodobadda 56-aad iyo 57-aad ee sharciga waxbarashada dalka uuna la tashi la sameeyay Bahda waxbarashada dalka uu xeeriyay magacaabista guddigaan:

Dr. Mohamed f. Good ayaa  Guddoomiye looga dhigay guddiga  Kumeelgaarka ah ee Tacliinta Sare ee dalka halka Eng.Amina Mohamed Abubakar loo magacaabay Xoghayaha Guud ee guddiga waxaana xubno ka ah; Axmed Maxamuud Axmed iyo Abdulxakim Cabdullahi Maxamuud:

Hoos ka akhriso magacaabista Guddigaan:

No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close