Wararka

Talyaaniga oo 180 sano kadib dib u dhisaayo masjid ay yeelanayso caasimadda Athenie dalka Grigga.

Wasiirka Waxbarashada iyo Diimaha Kostas Gavroglou ayaa sheegtay in bisha Setembar ee soo socota si rasmi ah loo furi doono Masjid cusub oo laga hirgaliyay caasimadda Athenie dalka Grigga.

Wasiirka oo malnimadi Jimcaha ee shalay booqday masjidkaasi ayaa sheegay in dib u dhac badan ka dib dowladdu ay qabanqaabisay furitaanka masjidkaasi oo 3-sano ka dib ay ogolaadeen Baarlamaanka dalkaasi.

wakiiillo ka socday  musliminta ayaa sidoo kale booqday   Masjidkaasi oo laga dhisay duleedka magaalada Athanis,waxaa markiiba ku dukan kara 350-ruux ,iyadoo kharashka ku baxay lagu qiyasay $ 967,000 .

Dhismaha Masjidkaan ayaa la xaqiijiyay in sanado badan uu ka jiray muran ka dib kolkii dhismahiisa ay Ka hor-yimaadeen hoggaamiyaasha mucaaradka dalka Griigga.

Tobanaan kun oo muslimiin muhaajiriin ah ayaa fursad u helaya in bisha Setembar ee soo socota ay arkaan masjid u suurta galin kara  in ay u cibaadeystaan six or ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close