Wararka

Madaxweyne waare oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraa.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo xilkii uu ka qaaday Yuusuf axmed hagar Yuusuf Dabageed.

Wareegta kasoo baxday maamulka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha cusub Hiiran uu noqon doona Cali Maxamed Caraale.

Hoos ka akhriso wareegtada dowlad goboleedka Hirshabelle:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close