Wararka

Taliyaha ciidamada  AMISOM oo kulan la qaatay madaxa xukuumada Galmudug.

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Madaxtooyada Galmudug kulan kula qaatay  Saraakiil kasocota AMISOM oo uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidamada Amisom ee Soomaaliya General Tigabu Yilma.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa ay labada dhinac kawada hadleen arimaha amaanka Deegaanada Galmudug gaar ahaan Deeganada ay gacanta kuhayaan Alshabaab.

Taliyaha ayaa maanta gaaray Magaalada dhuusa-mareeb isagoo sidoo kale kulan la qaatay wasiirka Amniga xukuumada federaalka Soomaaliya iyo saraakiisha Amniga Galmudug.Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close