Wararka

Dr. Axmed Cali Daahir“Waxaanan aqbaleen qofna in uu Kiiskaan dhex dhexaad ka noqon”

Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa raja wanagsan ka muujiyay hanaanka ay u socota kiiska dacwada Badda Soomaaliya waxaa uuna shacabka iyo warbaahnita ka codsaday in ay garab istaagaan dowlada isagoo dhanka kala sheegay in aan dhex dhexaad laga noqom karin kiiskaan.

“Waxaanan aqbaleen qofna in uu Kiiskaan dhex dhexaad ka noooooneen” ayuu yiri  Dr. Axmed Cali Daahir.

Dr. Axmed Cali Daahir Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sidoo kale sheegay in dowlada ay wakiilatay qareemo aad u taya sareeyo kuwaas oo uu ugu mahadceliyay shaqada ay wadaan waxaa uuna markale ku celiyay in dowlada aysan marnaba ka laba labeen doonin dacwada kiiskaan isagoo shacabka Soomaaliyeed u sheegay in ay iska dhaga tiraan wax yaabaha boro-bagaandada ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close