Wararka

Ra’iisal wasaare Khayre oo booqday ciidama qarameyn lagu wado.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Hassan Ali Khaire oo ku sugan magaalada Xuddur ee gobolka Bakol  ayaa maanta booqday Ciidamo la Qarameynayo, loona diyaarinayo sugidda amniga deegaannada Gobolka Bakool.

ra’iisal wasaaraha ayaa sidoo kale waxaa waxaa Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Isbitaalka Xudur, Iyo Guriga Martida, Halka uu xarigga ka jaray mashruuc nalalalka cadceedda ku shaqeeya oo laga hir-geliyay wadada isku xirta garoonka diraaradaha iyo xarunta gobaka Bakool.

Waxaa ra’iisal wasaaraha booqashada, dhagax dhiga iyo waliba xarig ka jarista mashaariicda laga fulin doona gobolka Bakol ku wehlinaayay madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/asis Xassan Mohamed Lafta-Gareen iyo masuuliyiin kale.Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, shoes and suitImage may contain: 8 people, people standing and outdoorImage may contain: 9 people, people standing, shoes, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing and suitImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, sky and outdoorImage may contain: 1 person, cloud, sky, outdoor and natureImage may contain: 6 people, crowd, sky and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close