Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlada federalka oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrimaha doorashada Galmudug.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda dowlad goboleedka galmudug in ay doorashada waqtigii loogu tala galay oo ah 4=ta luuliyo lagu qabto sida ku cad warsaxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Sidoo kale waxaa ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha shir isugu yeertay dhamaan waxgaradka iyo madaxda maamulkaas si loo dhamaystiro khilaafyada taagan loona magacaabo guddi farsamo oo daadihiyo doorashada lagu wada in ay ka qabsoonta galmudug.

Hadaba Halka Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close