Wararka

Rag ka tirsan Al-shabaab oo isu-soo dhiibay ciidamada Amaanka ee Af-Madoow.

laba kamid ah kooxda Al-shabaab ayaa maanta isu-soo dhiibay ciidamada Amaanka Degmada Af-Madoow ee maamul goboledka Jubbaland.

Raggaan oo lagu kala magacaabo Geedi Maxamed Cali iyo Cabdi Casiis Maxamed Muxumed ayaa in muddo ah ka tirsanaa Al-shabaab waxaa ayna saakay isu-soo dhiibeen ciidamada Amaanka Degmada Af-Madoow iyagoo saacada u’n kala danbeyay.

Geedi Maxamed Cali oo katirsanaa Al-shabaab ayaa kamid ahaa  kooxda Jabhadaha oo kamid halka Cabdi Casiis Maxamed Muxumed oo looyaqiinay (Iidle) isna ka tirsanaa kooxda waqti dheer.

Image may contain: 1 person, sitting, on stage and outdoorNo photo description available.

 

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close