Wararka

Muslimiin dhaafayso 2-Milyan oo xujay ah oo maanta u taagan Banka Carafo.

Dad kor u dhaafaayo 2-Milyan oo xujey Muslimiin ah ayaa maanta u dhaqaaqay banka carafa si ay ugu gutaan mid ka mid ah rukniyada ugu muhiimsan gudashada acmaasha Xajka.

Malyuumiintaan ruux ee muslimiinta wada ah ee Maanta u taagan banka carrafo ayaa waxaa ka mid ah kummanaan Soomaali ah oo iskaga kala yimid deegaanada kala duwan ee dalka.

Muslimiintaan ayaa halkaa kawada duco waxaa ayna halkaa joogi doonaan ilaa Galabta iyagoo ugu ambabixi doona Magaalada Barakaysan ee Muzdalifah waxaa ayna ku sugnaan doonaan ilaa waabarigii.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close