Ciyaaraha

(LASOCO): CAYAARTA U DHAXAYSO NAADIYADA HEEGAN FC IYO RAADSAN FC EE HORYAAL SOMALIYA.

Waxaa galabta Garoonka Kubadda cagta ee Injineer Yariisow ka dhici doonta cayaar aad iyo aad u xiiso badan oo lawada sugaayo, taas oo u dhaxayso naadiyada Fc Raadsan iyo Heegan Fc.

Cayaarta lawada sugaaye ee u dhaxayso labadaan koox ayaa waxaa ay ka tirsantahay horyaalka Soomaaliya (Somali Premier League).

Abaara  3:30p.m ayay soo gali doonta cayaartaan xiisaha gaarka ah leh, waxayna si toos ah ugu bixi doontaa muuqaal baahiyaha Tusmotv.

Faahfiino ku saabsan labada naadi ayaad halkaan kala socon doontaan iyadoo marka ay ciyaarta soo idlaatana aad halkaan kala socon doontaan natiijadii kama danbaysta ee ay labada dhinac kala gaareen.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close