Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo lagu sameeyay dib udhis iyo dayactir.

Xarigjarka kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho iyo ku-xigeenadiisa waxa ay kormeer ku sameeyeen qeybaha ay xaruntani ka kooban tahay oo u qeybsan sadax qeybood looguna talagalay in lagu ganaaxo xoolaha ku xadgudba bilicda Caasimadda.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada hoose Xamar ay waajibaad keeda ka gudan doonto xoolaha magaalada lagu soo fasaxo.Image may contain: 7 people, people standingImage may contain: 4 people, people standing, suit, beard, sky and outdoorImage may contain: text that says "MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR DOWLADDA HOOSE XAMAR XARUNTA BAADI QABADKA"Image may contain: 4 people, people standing, crowd and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close