Wararka

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay

Muqdisho(TUSMOTV):-Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ka furmay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 11-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo uu shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madowe..

Kulanaka xildhibaanada ee Maanta ayaa waxaa xaadiray 150 Xildhibaan, sida uu sheegay Guddoomiyaha, waxaana Ajandaha a uu yahay dhameystirka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka

Xildhibaannada ayaa lagu wadaa in dood ka yeeshaan xeer hoosaadka Golaha uu ku shaqeyn doono kal fadhiyada soo socdo ee Baarlamaanka JFS

May be an image of text that says "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Golaha Shacabka OK He la badivo lulu Tr. 15.06 15.06.2022 Baarlamaanka 11aad Kalfadhigiisa: 1aad Kulankiisa: 11aad Ajendaha: 1. Furitaanka Aayadaha Qur aanka Kariimka. 2. Ansixinta Ajendaha. 3. Dhameystirka Aqrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka"

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close