Wararka

Dalab cajiib ah oo uu soo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha wakilada Puntland.

GAROOWE(TUSMOTV):- Magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka puntland waxaa manta ka furmay Kal-fadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.

Guddoomiyaha Golaha wakiilada Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo kulanka furay ayaa ka hadlay Agendaha kulanka.

Sidoo kale Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ka codsaday in uu fiiro gaar ah siiyo waxa uu ugu yeeray miisaanka Puntland.

”Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud waxan ka rajaynayaa in Dadka laysku iyo miisaanka Puntland leedahay” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamanka DPL.

Furitaanka kulanka ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan KaraashMay be an image of 1 person, sitting and standingMay be an image of 2 people and people standingMay be an image of ‎3 people, people standing and ‎text that says "‎WAR ee AQALKA صومال مال PUNTLAND STATE HOUSE OF REPRESENTATIVES النو مجس SOOMAALIYA A Guddoonka Golaha akillada‎"‎‎May be an image of indoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close