Ciyaaraha

Kooxda Arsenal oo lagu eedeeyay in Roma ay ku gaaday Henrikh Mkhitaryan.

Naadiga Arsenal ayaa lagu eedeeyay in laacibka Henrikh Mkhitaryan ay ku gaadeen kooxda Roma oo ay si deyn ah ugu direen weeraryahanka isagoo la daala dhacaayo dhaawac iyagoo ka war-qabay  dhaawaciisa.

Maamulaha Kooxda Roma Paulo Fonseca ayaa soo jeediyay in Henrikh Mkhitaryan uu dhaawac ahaa markii uu naadiga kaga soo biiraayay kooxda Arsenal.

Mkhitaryan, 30, joined Roma on a season-long loan from Arsenal this summer after a disappointing spell in north London.

Laacibkaan reer Armenia oo dadiisu tahay 30 sano jir ayaa Roma xiliciyaareedkaan si deyn ah ugu yimid kooxda Arsenal  waxaa uuna guula la gaaray naadiga kulamadii ugu danbeeyay isagoo ciyaartii ay la dheeleen kooxda Lecce uu gool ka dhaliyay halka uu midkalena caawiyay.

Mkhitaryan oo cayaartaasi uu dhaawac soo gaaray ayaa maray baaritaan caafimaad waxaana lagu dhawaaqay inta uu karoomada ka maqnaan doona oo gaarayso seddex asbuuc.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close