Wararka

Jubbaland Oo ka bilaabatay Xulista Xildhibaanada Cusub Ee Maamulkaasi

Magaalada Kismaayo ee xarunta Ku Meel gaarka U ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga bilaabay xulista xildhibaannada cusub ee maamulkaas uu yeelanayo, kuwaasoo bedeli doona xidhibaannada hadda jooga.

Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaannada ayaa goor hore waxaa la dajiyay goobo lagu ilaalinayo amnigooda, waxaana xildhibaanada la bilaabay in lasoo xulo ay soo dooran doonaan cidda hoggaamin doonta maamulka jubbaland.

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in xulista xildhibaannada cusub ee maamulkaas ay marayso meel aad u wanaagsan, ayna si weyn u rajeynayaan in dhawaan lagu dhawaaqo magacyadooda.

 

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close