Wararka

Baraagaaha ku yaallo dalka Faransiiska oo albaabada la’iskuug dhuftay kadib Markii lagu arkay dumar Xijaaban oo ku dabaalanaayo.

Waxaa albaabada la’iskuugu dhuftay laba barkadood oo ay ku dabaalan jireen dumarka Muslimiinta ee ku nool dalka faransiiska iyagoo xiran dharka loo yaqaano “burkini”.

Dharkaan ayaa daboolaayo dhamaan jirka haweenka marka laga reebo wajiga waxaa ayna Booliska dalka Faransiiska soo rogay amar ah in ay dumarka xiran Karin dharkaan xiliga ay ku dabaalaniyaan Baraagaha sabatuna ay tahay in uu kasoo hor jeeda sharciga dalkaasi u yaalo.

Dumar badan oo ka caraysnaa go’aanka Booliska ay ku xireen baraagahaas  oo ay wehlinaayeen ururka Citoyenne ee u dhadhaqaaqo sinaanta dumarka iyo xaquuqdooda ayaa iskuugu soo baxay baraagta Grenoble iyagoo dalbanaayay in ay xaq u helaan in ay dabaashaan.

French women are demanding that public pools change regulations to accommodate burkini wearers [File: Reuters]Image result for burkini-clad womenImage result for burkini-clad women

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close