Wararka

Hoggaanka ugu sareeya Imaaradka oo ka tacsiyeeyay Geeridii Allah U naxariistee Faisal bin Fahd Al Saud.

Madaxda ugu sarayso dalka Imaaradka oo uu ugu horeeyo madaxwenaha dalkaasi Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa ka tacsiyaysay geeridii ku timid Allah U naxariistee Faisal bin Fahd Al Saud.

Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan ayaa Boqor Salmaan iyo dhamaan qoyska Boqortooyada ugu tacsiyeeyay geerida ku timid dhaxal suge Faisal bin Fahd Al Saud oo maalinimadii shalay lagu aasay masjidka Imam Turki bin Abdullah oo ku yaalllo magaalada Riyadh.

Masuuliyiin badan oo caalamka ah ayaa ka tacsiyaysay geerida Allah U naxariistee Faisal bin Fahd Al Saud kaas oo ku geeriyooday Boqortooyada Sacuudiga.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close