Wararka

Dalka isku taga Imaaradka oo ku dhawaaqay in barito tahya maalin ciid.

Caasimada isku taga Imaaradka ee duubaay ayaa hadda looga dhawaaqay in barito tahay maalin ciid iyadoo lafashaxay dhamaan shaqaalaha u shaqeeyo dowlada iyo kuwa gaarka ahba waxaana war kasoo baxay caasimada Imaaradka lagu sheegay in  shaqqaalaha gaar ak ay fasax yihiin ilaa iyo 6-da bishaan June halka shaqaalaha dowlada ay fasax yihiin ilaa iyo 9-ka bishaan Jun.

Dowladaha Sacuudiga iyo ciraaq ayaa ayagana ku dhawaaqay in barito ciid tahay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close