Wararka

Gudiga dib uhabaynta Ciidammada Puntland oo booqday Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Xorgoble.

Gudiga dib uhabaynta Ciidammada Dawlad goboleedka Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay ku suganaa degmada qardho ayaa booqday Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Xorgoble.

Wasiirka Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga dib uhabaynta Ciidamada Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amniga Cabdisamed Maxamed Galan iyo Taliyaha Ciidammada Daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere ayaa la kulmay Saraakiisha iyo Macalimiinta Dugsiga Xorgoble.

Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Xorgoble waxaa soo gaaray Ciidammo tabarbar ku soo qaatay Dugsiyada 54-raad iyo BADHAN waxana la guda gali doonaa fulinta wajigii labaad.

Ciidammadan ayaa lafilaaya in loo soo afmeero tababar kii ay soo qaateen waxana lafilaayaa in laysku dhafidoono si ay u gutaan waa jibaad kooda Ciidanimo.

Image may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: one or more people, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close