Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo booqday deegaanada Wargalo iyo Gal-barwaqo.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa booqasho kooban ku tagay deegaanada Wargalo iyo Gal-barwaqo oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Booqashadan oo qeyb ka ah safarka loogu magac daray nabadda ee uu Madaxweynuhu ku marayay deegaanada Galmudug ayuu ka mahadceliyay sida diiran ee loogu soo dhaweeyeey deegaanada Wargalo iyo Gal-barwaaqo.

Dhinaca kale Madaxweynaha oo u kuurgalayay xaaladaha amni,caafimaad iyo waxbarasho ayaa waxa uu dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo Hospital iyo Dugsi Waxbarasho ee uu yeelanayo deegaanka Gal-barwaa.Image may contain: 1 person, sky, tree and outdoorImage may contain: 6 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 13 people, people standing and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close