Wararka

Dowlada oo ka jawaabtay in Al-shabaab ay joojiyeen dhismihii garoonka Muqdisho Stadium.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo warbaahinta kula hadlay Gudaha Garoonka Kubadda cagta ee Mugdisho stadium oo uu dhismaha ku socdo  ayaa ka warbixiyay warar sheegayo in la joojiyay shaqadii kasocotay garoonka.

Wasiir Maareeye ayaa warkaasi ku timaamay  mid Been Abuur ah oo lagu buun buuniyay Al-shabaab waxaa uuna balan qaaday in ay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan warbaahintii tabisay warkaasi.

Wasiirka waxaa socdaalkaasi ku wehlinaayay ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Mohamed Guuleed Khadar,wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga marwo Khadijo Mohamed Diriye, Guddoomiyaha Gobolka Banadir iyo masuuliyiin kale.Image may contain: sky, cloud and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close