Wararka

Gar-gaar ka yimid dalka Sacuudiga oo la gaarsiiyay magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

700 oo qoys ayaa ka faa iideystay Gargaar maanta gaaray magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, oo ay saameeyeen daadad dhawaan kusoo Rogmaday Deegaanka.

Gargaarkaan oo ku kooban Raashinka Qutul Daruuriga ah ee qeybihiisa kala Duwan ayaa waxa uu ka yimid  Dowlada boqortooyada Sacuudi Carabiya, si loogu caawiyo shacabka reer Bacaadweyne.

Gudiga loo xilsaaray Gurmadka Bacaadweyne ayaa ayaa sheegay in dadkaan maanta loo qeybiyey Raashiinkaan ay ahaayeen kuwii uga liitay ee ay saameyeen Daadka kusoo Rogmaday magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

Wasiirka Wasaaradda  Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Galmudug C/raxmaan Maxamed Makaawi iyo wasiirka Beeraha Galmudug ayaa uga dambeyntii ka hadlay gargaarkaan la gaarsiiyey Bacaadweyne.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close