Wararka

(DHAGAYSO): Waraysi ku aadan sida loogu diyaar garoobay soo dhaweynta ra’iisal wasaaraha ee magaalada Xudur.

Diyaar Garow Xoogan Ayaa laga Dameeymaya Degmada Xudur Oo uu Ku Sii Jeedo Rasilwasraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xassan Mohamed Lafta-gareen.

Waraysi uu Muuqaal Baahiyaha Tusmotv la yeeshay masuuliyiinta Degmada Xudur ayay kaga warbixiyeen sida ay ugu diyaar garooween soodhaweynta wafdiga Ra’iisal wasaaraha iyo madaxweynah Koonfur Galbeed.

Ra’iisal wasaaraha ayaa Magaalada Baydhabo ku sugan waxaa uuna kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed isagoo halkaasi ka dhagax dhigay wadda dhexmarto magaalada Baydhabo sidoo kale waxaa uu lacag gaarayso $15,000 oo doolarka Maraykanka uu ku bixiyay tayac tirka Garoonka Dr. ayuub ee Magaalada Baydhabo.

dhagayso codka masuuliyiinta ka warbixinayso sida loogu diyaar garoobay soodhaweynta ra’iisal wasaaraha dalka.

Image may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close