Wararka

Caasimada Garoowe oo maanta lagu wado in laga furo Shirka Maalgashiga Puntland.

Waxaa maanta lagu wadaa in Caasimada Garoowe ee dowlad goboleedka Puntland ka furmo Shirka Maalgashiga Puntland.

waxaa shirka ka qayb-gelaya Maalgashadayaal caalami ah, Ganacsato Soomaaliyeed, siyaasiyiin, Hay’addo caalami ah iyo masuuliyiin kale.

Shirka ayaa waxaa Furidoona Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana ka qayb-gelidoona Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad iyo Labaad ee Golaha Wakiilada Puntland iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close