Wararka

Dowlada Maraykanka oo shaacisay in ay duqeyn ku dileen wil u dhalay hoggaamiyihii hore ee Al-qacidda.

Madaxweynah dalka Maraykanka ayaa xaqiijiyay dimashada wil uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Al-qacidda Usama bin Laden.

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Hamza bin Laden oo ah wilka uu dhalay Usama bin Laden, oo ahaa hogaamiyihii weeraray daarihii dheer dheeraa ee looyaqaanay Twin Towers lagu dilay howlgal uu Maraykanka ka fuliyay Gobol u dhaxeeyo Afghanistan iyo Pakistan.

Sheegashada ah in Maraykanka uu duqeen cirka ah ku dilay Hamza bin Laden ayaa kusoo adayso 3maalin un kadib markii ay 18 sano kasoo wareegatay weerarkii lagu qaaday dhaarihii mataahana ee ku yaalay magaaladii Ganacsiga addunka.

Warka kasoo baxay aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiya ayaan wax faahfahin ah oo intaasi dheer la shaacin. warixinta ayaan lagu sheegin wakhtiga iyo goobta ay duqeynta ka dhacday.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close