Wararka

Wasiirka waxbarashada dalka oo ka qayb galay shirkii MENA INNOVATION qeybtiisa 1-aad.

Waxaa maanta magaalada Muscat ee dalka Oman ka furmay shirkii MENA INNOVATION qeybtiisa 1-aad oo ay shirkadaha caalamiga ah kusoo bandhigayeen hal-abuurkooda teknoolajiyada lagu horumarinayo waxbarashada iyo tacliinta sare.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminaayo oo ka qayb galay shirkaasi ayaa waxaa uu ka warbixiyay waxyaabihii lagu soo bandhigay shirka.

“Waxaa maanta noo furmay shirkii MENA INNOVATION qeybtiisa 1-aad oo ay shirkadaha caalamiga ah kusoo bandhigayeen hal-abuurkooda teknoolajiyada lagu horumarinayo waxbarashada iyo tacliinta sare. Teknoolajiyada lasoo bandhigay waxaa qeyb ka ahaa qaar badan oo aan aad u daneyneynay oo in muddo ah qorshihiisa ku jirnay” ayuu yiri wasiir Godax.Image may contain: 5 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 5 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close