Wararka

Madaxweynaha Koonfur galbeed C/Casiis Xasan Mohamed lafta-gareen oo xilal dhawr ah magacaabay.

Madaxweynaha Koonfur galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Mohamed Lafta-gareen aya Gudomiyaha Gobolka Shabeellah Hoose u Magacabey Ibrahim Adan Najax oo ahaa Gudomiyihii hore Gobolkaas isagoo siddoo kale  magacaabay masuuliyiin dhawr ah,  hoos ka aqrisa lifaaqa kasoo baxday madaxtooyada looga arimiya dowlad gobalee Koonfur Galbeed Soomaaliya.No photo description available.No photo description available.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close