Wararka

Dowlada Soomaaliya oo sharci daro ku tilmaantay Xildhibaanada Maanta lagu dhaariyay Kismayo.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland.

Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa war-saxaafadeedka kasoo baxay waxaa sharci daro lagu tilmaamay habkii loo soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka 2-aad dowlad goboleedka Jubbaland.

Sidoo War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in aysan aqoonsan doonin Natiijo kaste oo kasoo baxda Doorashooyinka maamulka Jubbaland hadii aysan waafajin Sharciga.

Wasaaraddu waxaa kale oo ay sheegtay in Jubbaland laga sameyn doono dib u heshiisin dhab ah oo ay ka qeyb gali doonaan qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Hoose ka Akhriso -saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha:

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close