Wararka

Xisbiga wadajir oo soo dhaweeyay War murtiyeedkii ka soo baxay Shirka Dhuusa Mareeb.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu soo dhaweeyay natiijadii ka soo baxday wejiga labaad ee shirka wadatashiga Dawlada Federaalka ah iyo dawlad Goboleedyada.

Sidoo kale waxaa uu Xisbigu ku baaqay in si wadajir ah loogu istaago ka mira dhalinta wejiga sedexaad ee shirka Dhuusmareeb.

Madaxda Dowlada federaalka iyo hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dalka ayuu xisbiga u soo jeediyay in ay daadajiyaan dhismaha guddiga heer farsamo ee ka shaqeyn doona sidii loo dhamaystiri lahaa heshiisyada ku aadan arrimaha doorashooyinka iyo kuwa kale ba.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close