Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh Mugdisho.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanayo Muqdisho.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan ku leh magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Ajendaha kulanka maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay yeelaniyaan ayaa ah aqrinta 3-aad hindise sharciyeedka maamulka maaliyadda, waxaaana kulanka goobjoog ka noqon doona Xubno ka socda Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in uu jiro Maanta kulanka Golaha,isla markaana looga baahan yahay inay soo xaadiraan,waqtigana dhamaantood wada ilaaliyaan.

Golaha Barlamaanka waxaa wali horyaal Ajandayaal dhowr ah oo la doonayo inay meel mariyaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close