Wararka

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo magacaabay Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa C/llaahi Sheekh C/kariim Yuusuf loogu magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada.

C/llaahi Sheekh C/kariim Yuusuf Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada ayaa waxaa uu la shaqeyn doonaa Agaasimaha Madaxtooyada Eng. Nuur Fursade oo bil ka hor la magacaabay

Bilihii ugu danbeeyay waxaa xafiiska madaxtooyada kasocday isbedala uu madaxweyne farmaajo kusameynaayay shaqaalaha ka howl-galla Villa Somalia.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close