CiyaarahaWararka

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland iyo Gudoomiyaha Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya oo Qardho lagu soo dhaweeyay.

Degmada Qardho waxaa manta lagu soo dhaweeyay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland iyo Gudoomiyaha Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya waxaana soo dhaweeyay maamulka Degmada iyo shacabka qayba hooda kala duwan.

Wasirka Shaqadda, Shaqaalaha, dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Carab, oo ay weheliyaan Ku xigeenka Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, Xiriirka kubada cagta Puntland, Masuuliyiinta Wasaaradda iyo marti-kalle ayaa ka mahad celiyay soo dhaweynta loo sameeyay.

Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, ayaa masuuliyiinta cayaaraha  Puntland ku amaanay halka u qalanta ee garoonka loo asteeyay, waxa uu wasaaradda iyo maamulka degmada uga mahad-naqay soo dhawayntaloo sameeyay. Inta uu joogona waxa uu xusay in uu la qaadan-doono kulamo gaar-gaar ah.Image may contain: 10 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, sky and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, sky and outdoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close