Wararka

(DAAWO): Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo kormeer ku tagay gobaha cafimad.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada caafimaad ee ay u fidiyaan bulshada Soomaaliyeed, maadaama Xukuumaddiisa ay ahmiyad gaar ah u leedahay soo celinta adeegyadii caafimaadka dadweynaha.

Markii uu garay xarumaha iyo Isbitaalada Gobolka Banadir ayaa waxaa kusoo dhaweeyay madaxda xarumahaasi iyagoo kaga warbixiyay Shaqada ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan iyo caqabadaha ka jiro goobahooda caafimaad.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close