Wararka

wasiirka Arimaha gudaha oo gaaray Magaalada Matabaan.

wasiirka Arimaha gudaha xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobalka Hiiraan oo ay gacanta ku hayeen ciidamada Ahlusunna Waljameeca.

Wasiirka ayaa markii uu gaaray magaalada Matabaan si wayn u soo dhaweeyay bulshada qaybaha kala duwan isagoo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee reer Matabaan.

Sidoo kale waxaa magaalada Matabaan gaaray ciidamada xogga qaybta 21-aad waxaa ayna halkaasi agab Sport ku wareejiyeen dhalinyarada Magaalada Matabaan.Image may contain: one or more people, people standing, sky, cloud, crowd and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, cloud, sky and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standing, cloud, sky and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, sitting, child and outdoorImage may contain: one or more people, sunglasses and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close