Wararka

Shirka golaha wasiiradda Puntland oo looga hadlay qodoba dhowr ah oo amniga kamidyahay.

Magaalada Garoowe ee xarunta dowlad Goboleedka Puntland waxaa maanta lagu qabtay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweyne Saciid C/Lahi Deni waxaa kulanka ku wehlinaayay madaxweyna Ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland Ahmed Cilmi Cismaan Karash.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, horumarinta waxbarashada farsamada gacanta, siyaasadda hantida Dowladda, siyaasadda xisaabaadka Dowladda iyo xaaladda dadka naafada ah ee Puntland.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close