Wararka

Shirkada Somtel oo soo kordhisay adeegyo cusub.

Shirkada Somtel ayaa maanta magaalada Mugdisho ku soo bandhigtay adeegyo kala duwan kuwaas oo aan dalka horay loo keenin waxaana kamid ah adeegyadaas muraad blus iyo kobciye.

Eng. Xasan rashiid oo kamid ah masuuliyiinta shirkadda  Somtel ayaa ka warbixiyay waxa ay yihiin adeegyadaa muraad blus iyo kobciye kuwaas oo ka kooban dhowr iyo toban data.

Eng. Xasan rashiid ayaa sidoo kale sheegay in adeegyadaan oo ah kuwa ku cusub dalka ay yihiin kuwa faa’iido badan u keeni doona macmiisha shirkadda.

Shirkada Somtel oo soo bandhigtay adeegyada muraad blus iyo kobciye.

Shirkada Somtel oo soo bandhigtay adeegyada muraad blus iyo kobciye.

Posted by TUSMO TV on Saturday, 2 November 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close