Wararka

Iskusocodka cirka iyo dhulka oo bandaw lagu soo rogay Jubbaland.

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray amarro horleh oo ku aadan sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada.

War-saxaafadeed uu soo saaray guddiga amniga Jubbaland ayaa waxaa la mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin muddada lagu jiro doorashada.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka ay soo saareen guddiga amniga Jubbaland:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close